Faraanti lumay 12-sano kahor oo laga helay meel aan laga fileyn !! (Daawo Sawirro)

Faraanti Dahab ka sameysan oo lumay 12-sano kahor ayaa laga dhax helay beer isaga oo ku dhax jira Karooto, waxa ayna arintan lama filaan ku noqotay qoyskii iska lahaa faraantigan lumay. Lin Keitch oo ah 69 -sano jir ayaa heshay faraanti ka lumay 12-sano kahor , waxaana faraantigan haweeneydan hadiyad ahaan ugu keenay Seygeeda markii … Continue reading Faraanti lumay 12-sano kahor oo laga helay meel aan laga fileyn !! (Daawo Sawirro)